Thursday, March 28, 2024
Wardheer News

ITOOBIYA (4-4): XAALADDA MURUGSAN & MUSTAQBALKA ITOOBIYA

W. Q. Mustafa Fayruus Abiy Axmed wuxuu dhaxlay Itoobiya maraysa marxalad kalaguur xasaasiya, oo laga dhursugayo dhankay u dhaqaaqdo. Waxaa hor yaalla arrimo murugsan & faylal culculus oo is biirsaday, loogana fadhiyo inuu wax ka qabto e, bal aan yar … Continued

ITOOBIYA (3-4): Isbeddelka 3aad (2018), Dr Abiy Axmed CALI

W. Q. Mustafa Fayruus Nus qarnigii ugu dambaysay, Imbaraadooriyaddii Abasiiniya waxaa ka dhacay saddex isbeddel (1974, 1991 & 2018), oo ay kulmiso in xididdada loo siibo Imbaraadooriyaddii Abasiiniya ee soo dhismaysay muddadii 1855-1974. Qaybtii 2aad ayaan kaga soo hadalnay labadii … Continued

ITOOBIYA (2-4): MAWJADAHA FURFURIDDA IMBARAADOORIYADDA

W. Q. Mustafa Fayruus Nus qarnigii u dambeeyay, Imbaraadooriyadda Abasiiniya waxaa ku dhuftay mawjado isbedello bar-kulankoodu yahay furfuridda Imbaraadooriyaddii Abasiiniya ee soo dhismaysay muddadii 1855-1974. Saddex isbeddel ayaa kala dhacay 1974, 1991 & 2018; waxay beddeleen hannaanka dawladeed iyo siyaasadeed … Continued

ITOOBIYA (1-4): IMBARAADOORIYADDA ABASIINIYADA CUSUB

W. Q. Mustafa Fayruus  Bishii Abriil 2014 ayuu billowday gadood teelteel ah, gadaashiina isu rogay burkaano qarxay oo galaaftay hoggaankii siyaasadeed ee Itoobiya. Afar sanno ka dib Dr Abiy Axmed Cali ayaa noqday Ra`iisalwasaaraha Itoobiya Abriil 2018. Ku dhowaad laba … Continued

QARNI KADDIB DUULAANKII INGIRIISKA 
& DUQAYNTII XARUMAHA DARAAWIISHTA

Qaybtii 1aad W. Q. Mustafa Fayruus Dhaqdhaqaaqii Daraawiishta iyo Boqortooyadii Ingiriiska waxaa dhexmaray dagaallo socday in ka badan labaatan sanno, loona yaqaan “Anglo-Somali War”, “Dervish War”.ama “Somaliland Campaign”. Qoraalkani waa dulmar kooban oo aan ku samaynayno duulaankii ugu dambeeyay dagaalladaa, waayihii … Continued