W.Q. Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid Axmed markii uu siddeed bilood wasiir ka ahaa dawlad goboleedkii tolku dhisteen, ayaa xukuumaddii uu ka midka ahaa la ridey, oo mid kale lagu beddelay. Maanta oo dhowr sanadood laga joogana weli wuxuu ka dhur sugayaa in uu markale wasiir noqdo. Doorashadii dhowaan la qabtayna, ninkii uu dhisayey kursigii waa...
4 search results for: GEERIDII GUULEED YARE
GEERIDII GUULEED YARE (Q.3AAD)
W.Q. Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid Waxaa la yiri warka beenta ah dabaylaha ayaa qaada. Reer deris la ah Guuleed Yare reerkooda ayaa gabadhi hooyadeed u sheegtay in ay Facebookga ku aragtay in Guuleed Yare dhintay, oo tacsi tirada ka badatay Facebookga looga dirayo. Islaantiina inta ay Guuleed Yare hooyadii u soo wareegtay, ayay uga tacsiyadaysay...
Geeridii Guuleed Yare (Q.2aad)
W.Q. Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid Labadaa jeer ee Guuleed Yare dhimashada ku sigtay ee aanu kolnaba illaawin mar waxay ahayd, isaga oo aad u yar, ayaa reerkooda iyo reero kale oo ay isku hayb ahaayeen u hayaameen meel aad uga fog dhulkii ay degi jireen. Waxay ahayd abaar ba’an, oo ay biyo iyo baadba arlada...
Geeridii Guuleed Yare (Q.1aad)
W.Q. Danjire Jaamac Cabdullaahi Caydiid Aroor Jimce ah oo uu hurdada ku daahay ayuu goor dambe ka soo toosay. Si la mid ah dhalinyarada filkiisa ah ee maanta joogta ayuu isaga oo aan sariirta ka kicin telefoonkiisa gacanta haabtay, oo isha mariyey wixii farriimo u soo dhacay muddadii uu hurday. Ka dibna wuxuu furay rugaha...