Qarax Xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdishu (WDN) Qarax loo adeegsaday Gaari laga so buxiyaya walxaha qarxo  ayaa ka dhacay nawaaxiga Hoteel Weheliye ee Magaalada Muqdisho   Ilaa hadana lama oga qasaaraha rasmiga ah ee u geystay qaraxaasi. Goobta uu qaraxu ka dhacay waxaa soo gaaray ciidamada Nabadsugida si ay u xaqiijiyaan.

Qarax Xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Ilaa hadda ma jiro cid sheegatay iyo mas’uul ka hadlay qarxaasi iyo qasaaraha rasmiga ee uu geestay balse wixii kale oo nagu so kurdho insha allah waxaad kala socondoontaan wardheernews.com

Foos Cali
WardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.