Muqdishu (WDN) Qarax loo adeegsaday Gaari laga so buxiyaya walxaha qarxo ayaa ka dhacay nawaaxiga Hoteel Weheliye ee Magaalada Muqdisho Ilaa hadana lama oga qasaaraha rasmiga ah ee u geystay qaraxaasi. Goobta uu qaraxu ka dhacay waxaa soo gaaray ciidamada Nabadsugida si ay u xaqiijiyaan.
Ilaa hadda ma jiro cid sheegatay iyo mas’uul ka hadlay qarxaasi iyo qasaaraha rasmiga ee uu geestay balse wixii kale oo nagu so kurdho insha allah waxaad kala socondoontaan wardheernews.com
Foos Cali
WardheerNews
We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.
WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.
WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.
Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved