Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 6, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wafdi uu hoggaaminayo Shiikh Axmed Madoobe oo garay Gaalkacyo, dagaalo u dhaxeeyay ciiddamada dowladda iyo Al Shabaab oo ka dhacay duleedka Xudur, saaraakiil kulan ku yeeshay Buuhoodle oo sheegay in degaanada Khatumo aysan ka dhici doonin doorashooyinka dowladaha Hoose ee Putland, dad badan oo lagu dilay Kenya iyo qoddobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.