Friday, March 29, 2024
Wardheer News

Soomaalida iyo Lahjadda Maayga

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan X. Xasan Afka ama luqaddu waa shay muhiim u ah isku xidhka bani’aadanka. Afku waa ka suurtogeliya in qofba qofka kale u gudbiyo fikirka, argtiyaha iyo dareenka uu qabo. Waa waxa lagu aqoonsado bulsho amase kala duwa … Continued

Maamulka Cagjar Iyo marin-habaabinta Shacabka

Cagjar ma dantiisuu ka dhex arkay dagaalka Tigreega? W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Inkasta oo sida lagu yaqaano maamullada keligood-taliska ah uu Abiy Axmed isu muujinayo in dagaalka uu ku qaaday xilligan deegaanka Tigreega oo ay hore u kala irdhoobeen, uu … Continued

Manifest II

To:  President of the Federal Government of Somalia H.E. Mohamed Abdullahi Farmaajo To:  Special Representative of the UN. Secretary-General for Somalia Amb. James SwanCC: International Communities July 1, 2020It has been thirty years since the first Manifesto was released and … Continued

15-ka May 1990: Maalintii Taladu Seegtay Madaxweyne Siyaad

W/Q. Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) Waa bartamihii bishii May 1990 iyo Kulliyaddii Qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda, jawiga subaxaasi waa uu ka duwan yahay kii maalmihii iyo bilihii la soo dhaafay, dareen ayaa jira, ardaydu labo-labo iyo saddex-saddex ayay si hoose … Continued

Cudurka Wuhan Fayras (Wuhan novel coronavirus Infection)

W.Q. Dr Yasiin Cabdi Wuhan coronavirus waa fayras cusub oo ugub ah (a new novel coronavirus, nCov) waxana lagu magacaabi karaa si ku meel gaadh ah “Wuhan novel coronavirus (WN-CoV)” in kastoo WHO (Laanta Caafimaadka Adduunka) ku talisay in la … Continued

QATAR COMPLICIT IN DEADLY TERRORIST ATTACKS IN SOMALIA

By Ahmed Ibrahim PhD The New York Times reported Qatar proxy elements were involved in terrorist attacks that advanced Doha’s interests. Communication intercepts by foreign intelligence agency shared with the NY Times, conversation between Khalifa Al-Muhanadi, a businessman with close … Continued

Thorns on The Path: Somali Women In Politics

By Yasmeen Maxamuud Politics is a very hard rock to crack around the globe, its full of slander, innuendo, and the process may leave one regretful she has entered the fray to begin with. For women in Somalia the stakes … Continued