Madaxweyne Farmaajo oo sumcad xumo xukunka ku sii sagootinaya
W/Q Khaliil Cabdiraxmaan Xasan Ma aha madaxweyne Aadan Cabdulle Cismaan ka uu sawirkiisa xafiiska sudhay sida uu jeclaan lahaa in lagu sifeeyo, mana ahan Maxamed Siyaad Barre sida ay mucaaradkiisu ku sheegaan iyagoo ugu soo gabbanaya inay isku qabiil ka … Continued