Category: Radio Wardheer

Home » Radio Wardheer » Page 164
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 02, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo baarlamaanka Soomaaliya la hadlay, wasiirka arrimmaha dibbadda Soomaaliya oo shir kaga qeyb galeysa Addis-ababa, Britain iyo Imaaraad oo lacago ugu deeqay Soomaaliya iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 01, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah; Afhayeenka maamulka KMG ah ee Kismaayo C/naasir Seyraar, ayaa Radio Wardheer u sheegay in ergo 500 gaaraysa ay  madaxweynaha Jubbaland dooran doona, Ammaanka Muqdisho oo maalintii labaad aad loo adkeynayo, fataahadda wabiga Shabelle oo laga deyriyay iyo qodobbo...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abriil 30, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada aad ku maqli doontaan warka waxa ka mid ah; ammaanka Muqdisho oo la adkeynayo xilli ay soo dhawdahay markii la dilay hoggaamiyihii al-Shabab Aaden Ceyrow, QM oo Danjire cusub u magacowday Soomaaliya, Boosaaso oo lagu dilay dad lagu eedeyay Shabaabnimo iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abriil 29, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Kullamo u socda madaxweynaha dowladda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh iyo madaxweynaha maamulka Puntland Md. Faroolle, Madaxweyne Faroolle oo soo jeediyay in la maxkamadeeyo hoggaamiyayashii dagaalka ee baarlamaanka ku jira, Dagaal ka dhacay Ceel-barde iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abriil 28, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer,  Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo Garoowe kulan kula qaatay madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole, Somaliland oo heshiis shidaal baaris ah la gashay shirkad dalka Norway laga leeyahay, Taliyaha taraafikada Soomaaliya oo cabanaya iyo qodobbo kale.  

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 27, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer–Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Baarlamaanka Soomaaliya oo diidey in mowshin laga keeno wada hadallada dowladda Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland, Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mombasa kula kulmay dhiggiisa Kenya, Dagaal ka dhacay Balcad iyo qodobbo kale.  

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 26, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; ALLAHA u wada Raxmadee waxa Burco iyo Harar ku kala geeriyooday fannaaniinta caanka aheyd ee Soomaaliyeed Cismaan Gacanlow iyo Abwaan Cabdullaahi Dhoodaan, shir horudhac u ah kan London ee 7-da May oo Muqdisho lagu qabtay, Boolis weeraray xarrunta wargeyska...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 25, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad kumaqli doontaan waxa ka mid ah; Xog-hayaha arrimaha dibbadda Ingriiska oo Muqdisho kula kulmay madaxda dowladda, Raysal wasaare Shirdoon oo arrimo amni khuseeya ka hadlay, Kalluumeysato sharci darro ah oo Puntland lagu xirey iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 24, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Itoobiya oo qorsheyneysa inay ciidankeeda Soomaaliya kala baxdo, Baarlamaanka oo ku baaqay in dowladda ay difaacdo suxufiyiinta, wafdi QM ka socda oo Boosaaso gaaray iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 23, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wadheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Howl gal ballaaran oo maanta ay ciidamada nabad-sugidda iyo kuwa AMISOM Muqdisho ka sameynayaan, Buula-barde, oo gabar ay biriq dishay, Howl gal dad badan lagu soo qab qabtay oo Gaarisa laga sameeyay iyo qodobbo kale.