Dr Cabdiraxmaan Macalim C/llahi Baadiyow oo ka mid ahaa siyaasiyiin madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif ku booqday magaalada Kampala ayaa waxaa uu ka warbixiyay safarkii ay ku tageen Uganda iyo waxyaabihii uu ku saabsanaa. Baadiyow ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyay sida uu sheegay Prof,Cali Maxamed Geedi iyo C/wahab Ugaas Khaliif oo labaduna xilal kala...
Category: Radio Wardheer
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 8, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya oo ka badbaaday shil diyaaradeed iyo madaxtooyada oo beenisay in shilka ladoonayay in lagu qaarijiyo Xasan Shiikh, Ra’iisul wasaare Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray gobolka Bay, saxafiyiin cambaareeyay wariye lagu dilay Galkacyo, ciidamada...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 7, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Dowlada Federaalka oo sheegtay in wada hadalo ay kula jirto Shiikh Axmed Madoobe,gudoomiyaha xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe oo eedeeyay xubno ka tirsan Madaxtooyada iyo golaha wasiirada Soomaalinad, ku dhawaad 40 qof oo lagu dilay dalka Nigeria...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 6, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wafdi uu hoggaaminayo Shiikh Axmed Madoobe oo garay Gaalkacyo, dagaalo u dhaxeeyay ciiddamada dowladda iyo Al Shabaab oo ka dhacay duleedka Xudur, saaraakiil kulan ku yeeshay Buuhoodle oo sheegay in degaanada Khatumo aysan ka dhici doonin doorashooyinka...
Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 5, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka warbixiyay safar uu ku joogo Koonfur Afrika, Isku shaandheyn lafilayo in lagu sameeyo golaha wasiirrada Federaalka, afhayeenka maamulka Jubbaland oo ka hadlay xiisadaha dagaal ee Jubooyinka. iyo qoddobo kale.
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 4, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ra’isul Wasaare Saacid oo booqday Xasan Daahir Aweys, kana hadlay xaaladiisa, Midowga Afrika oo ciidamo isku dhaf ah gayn doona Kismaayo, Madaxweyne Faroole oo khudbad jeediyay, Mursi oo la afganbiyay xabsi gurina laga dhigay iyo qodobo kale.
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 3, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Dagaallo ka dhacay magaalada Gaalkacyo, Madaxweyne Xasan Sh iyo beesha Habar-gidir oo ka wadahadlay arinta Xasan Daahir, Wararkii ugu danbeeyay ee banaanbaxyada Masar iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 2, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Madaxweyne Xasan Shiikh oo waraaqda aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee Ingiriiska, barlamaanka Soomaaliya oo kulan xasaasi ah yeeshay, Qaar ka mid ah dhaawacyada dagaaladii ka dhacay Kismaayo oo Muqdisho iyo Gaalkacyo la geeyay iyo qodobo kale...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 1, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Xuska kowda Luulyo oo lagu qabtay gudaha dalka iyadoona madaxda dowladdu ay goob-joog ka ahaayeen munaasabadda, bannaanbax lagu taageerayo Xasan Daahir oo Muqdisho ka dhacay ,Putland oo difaacday ciiddamada Kenya ee ku sugan Kismaayo, mudaaharaadyo kasoconaya Masar...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 30, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ciidamada Jubbaland ee Axmed Madoobe oo la wareegay gacan ku heynta Kismaayo iyo Barre Hiiraale oo ka hadlay, Murankii ugu xooganaa oo ka taagan sida laga yeelo Xassan Daahir Aweys oo ay ku xireen garoonka Aden cadde ...


