Category: News

Home » News » Page 2074
Post

Md. Cabdiwali Cali Gaas oo dhaliilay qaabka guddiga doorashooyinka Puntland loo agaasimay

(WDN) – Musharaxa madaxtinimada Puntland, horeyna u ahaa ra’iisal wasaarhii  dawladii Sheekh Shariif ee KMG Soomaaliya, Md. Cabdiwali Cali Gaas, ayaa isaga oo ku guda jira socdaal wada tashi iyo xog’ogaalnima ah oo uu ku tagay degaano ka tirsan Putland ka hadlay mawqifkiisa ku aadan gudiga doorashooyinka ee Putland. Md. Cabdiwali oo ka halday gudigaas...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aanu maanta idiin haynno waxaa ka mid ah: Madaxweyne xasan Sheekh Maxamuud oo soo dhaweeyay go’aankii Barlamanka Soomaaliya uu shalay ka gaaray xukuumada, Maamulka Soomaaliland oo xabsiga dhigay tiro wariyayaal ah, madaxweyne  Faroole oo magacaabay gudiga xalinta khilaafyada iyo doorashooyinka iyo warar kale. Warka oo dhan halkan ka dhegeyso: Warka Raadio Wardheer 

Somalia: President Farole Nominates Vetting Committee for Puntland Elections
Post

Somalia: President Farole Nominates Vetting Committee for Puntland Elections

Press Release The President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) has nominated a seven-member Vetting and Conflict Resolution Committee and a Secretary, ahead of the parliamentary selection process this month and the presidential election, slated for January 8,2013.  Today’s Puntland Presidential Decree No. 159 of December 3, 2013, references:  • Articles...

Post

Afghanistan, N.Korea, Somalia top world graft index

Afghanistan, North Korea and Somalia are seen as the world’s most corrupt countries while Denmark and New Zealand are nearly squeaky-clean, graft watchdog Transparency International said in a survey released on Tuesday. Worldwide, almost 70 percent of nations are thought to have a “serious problem” with public servants on the take, and none of the 177 countries...

Post

Saudi Billionaire Al-Amoudi Plans Two Cement Plants in Ethiopia

By William Davison Saudi billionaire Mohammed al-Amoudi, the biggest private investor in Ethiopia, plans to build two more cement factories in the Horn of Africa nation amid an improving investment environment. The plants will add to the $351 million facility al-Amoudi’s MIDROC Derba Cement opened in December 2011, the 67-year-old investor said in an interview today in the...

Go back home!
Post

Go back home!

A Kenyan plan to get rid of Somali refugees is harsh and ill-designed IT IS time for the 500,000-odd citizens of Somalia living in Kenya to go home—that is, according to Kenya’s interior minister, Joseph Ole Lenku. He visited the sprawling Dadaab camp near Kenya’s border with Somalia on November 23rd to tell the nearly...

Post

UN: Somalia militants may be moving closer to al-Qaida’s ‘global ideology’

A new report to the U.N. Security Council says Somalia’s al-Shabab militants may be moving closer to al-Qaida’s “global ideology and agenda.” An advance copy of Secretary-General Ban Ki-moon’s report on Somalia obtained Monday also says Ban is “extremely concerned about the loss of momentum” in the fight against the insurgents, who’ve long carried out...

Post

Ra’iisalwasaare Saacid oo Shaqada laga Eryay

Muqdisho, Disember 02, 2013 (WDN)- Ka dib muran soo jiitamayay bilihii ugu dambeeyay oo u dhaxeeyay madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisalwasaarihiisa Md. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa sababay ugu dambeyntii in maanta baarlamaanka Soomaaliya ay kalsoonida kala noqdaan ra’iisalwasaare Saacid. Mudanayaasha baarlamaanka Federaalka oo labadii maalmood ee ugu dambeysay ka arrinsanayay khilaafka...