Category: Warar

Home » Warar » Page 317
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 28, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay in ay ka hortagayaan qaraxyada ay fuliyaan Al Shabaab,Xaalada Xassan Daahir Aweys oo aan wali meelna udhicin,Bangiga Barclays oo waqti siinaya xwaaladaha Soomaalida ee macaamiisha ka ah,iyo qodobo kale oo caalami ah.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 27, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan laqaatay wafdi kasocday dalka Norway oo Muqdisho gaaray, Qaraxyo ciidamada AMISOM lagula eegtay Kismaayo iyo rasaas goos goos ah oo magaalada laga maqlayo, Xildhibaano iyo odaayal Muqdisho katagay oo Cadaado kulan kula leh...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 26, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad taabacsan Barre Hiiraale iyo  Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobay oo Kismaayo ka qarxay,Shiikh Xassan Daahir Aweys oo lagu hayo magaalada Cadaado ee maamulka Ximin iyo Xeeb, Madaxda dalka oo munaasabad Muqdisho ka dhacday...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 25, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,  Madaxweynaha Putland oo ka tacsiyeeyey allaha unaxariistee geeradii Boqor Cabdilaah Boqor Muuse oo Filand ku geeriyooday,Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka oo Baladweyne Gaaray, Warar kala duwan oo kasoobaxaya halka uu ku suganyahay Xassan Daahir Aweys kadib safarkiisii qarsoonaa ee...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 24, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,  Xildhibaanada Putland oo ka dooday joojinta Tahriibta,dagaalo qabiileed Kenya dhexmaray qabiilo Soomaaliyeed oo qasaare sababay,Xaladda Nelson Mandela oo laga deyrinayo kadib xanuun saameeyay Noloshiisa, iyo qodobo kale oo caalami ah

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 23, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,  Saraakiil ka tirsan ciidamada booliiska oo Muqdisho tababar ugu furmay,dowlada Ingiriiska oo lacago badan ku bixineysa dib udhiska xabsiyo iyo maxkamado ku yaala Soomaaliya,Madaxweynaha Brazil oo ku baaqday in lajoojiyo mudaaharaadyada hareeyey dalkeeda iyo qodobo kale oo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 22, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,  Madaxweynaha Konfur Afrika oo ka hadlay xaalada ajaaniibta sheegeyna in aan dhibaato loo geysanin Soomaalida,Barlamaanka Putland oo ku baaqay joojinta dagaal beloodyo kasoo cusboonaaday qaar ka mid ah gobolada Putland,Ciidamada Kenya oo sheegey in ay gacanta ku...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 21, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,  Madaxweyne Xasan Sh oo soo xiray shirkii qaran ee waxbarashada,  Xubin katirsan barlamaanka oo Muqdisho ku geeriyooday, Dr Saacid oo Gudi umagacaabay Munaasabadaha muhiimka ah iyo qodobo kale

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 20, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,  Qaramada Midoobay iyo Putland oo cambaareyay weerakii UNDP Muqdosho,banaanbax lagu taageerayo dowlada Turkiga oo ka dhacay Muqdisho.Maamulka Bishaar Al asad ee Suuriya oo abaabulaya dagaalo ka dhan mucaaradka, iyo qodobo kale oo caalami ah