Category: Warar

Home Warar
Maxaa laga filayaa doorashada Madaxweynaha iyo Ururada ee Somaliland, 2024
Post

Maxaa laga filayaa doorashada Madaxweynaha iyo Ururada ee Somaliland, 2024

Hargeysa (WDN)- Doorashadii madaxweynaha iyo ururada ee ka qabsoontay Somaliland 13/11/2024, ayaa guud ahaan ku soo dhamaatay si nabadgelyo ah. Dorashada ayaa aheyd tii uu horeysay ee mar la wada qabto, doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenka madaxweynaha oo ay u tartameen 3 xisbi, iyo ta urururada noqon doona 3da xisbi , oo ay iyana u tartameen...

Muqdisho: Haween ku hungoobay hal-abuur ganacsi markii ay u waayeen maalgalin
Post

Muqdisho: Haween ku hungoobay hal-abuur ganacsi markii ay u waayeen maalgalin

(ERGO) – Markii labaad ayaa hal-abuurkeeda ganacsi uu ku dhow yahay burbur maal-galin la’aan darteed, Faadumo Xasan Maxamed oo ku nool Muqdisho. Xarunteeda oo qaabilsan qurxinta dumarka waxaa ka tagay shaqaalihii ka howl-galayay, waxaana laga jartay korontada bartamihii bishii Oktoobar. Daymo lagu yeeshay iyo bixinta mushaharka shaqaalaha oo ku adkaaday ayaa cuuryaamiyay shaqada xarunteeda. Waxay sheegtay...

Jubbaland oo jawaab ka bixisay go’aannadii Golaha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho
Post

Jubbaland oo jawaab ka bixisay go’aannadii Golaha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho

Kismayo (WDN)- Warsaxafadeed ka soo baxay Dowlad Gobolleedka Jubbaland oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay WardheerNews, ayaa Dowlad Gobolleedka Jubaland ku tilmaantay Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka dhacay magaalada Muqdisho 20-30 Oktober, 2024 in uu baalmarsayahay heshiisyadii horey loo gaadhay iyo dastuurka dalka. Dowlad Gobolleedka Jubbaland oo horey u...

Post

Muqdisho: Daraasad lagu oggaaday in 6000 oo carruur ah ay waxbarasho la’aan wajahayaan

(ERGO) – Lix kun oo carruur ah oo ka soo jeeda qoysas barakac iyo danyar isugu jira oo ku nool degmooyinka Kaxda, Dayniile iyo Garasbaaley ee gobolka Banaadir ayaa waxbarasho la’aan wajahaya sida lagu sheegay xog aruurin ay sameeyeen ururka macalimiinta BAR. Daraasada ayaa muujisay in sababta ugu weyn ee carruurtan ay wax u baran la’yihiin...

Post

Sanaag: Qoysas uu biyo yari bidday daanyeer duulaan ah markii uu duugay ceelal gacmeedyo

(ERGO) – Ku dhawaad 2000 oo qoys oo ku nool deegaannada Jiicanyo iyo Hayaamooge oo ka tirsan gobolka Sanaag ayaa wajaya biyo yari, markii ceelal gacmeedyo ay ku tiirsanaayeen uu duugay daanyeer raxan-raxan u socda, kaas oo ka soo duulay dooxooyinka ku teedsan tuulooyinkan. Dhibaatadan waxay haystaa tan iyo bishii Ogosto ee sanadkan. Qoysaska qaar ayaa...

Madaxweyne Xasan oo magacaabay la tilayayaal
Post

Madaxweyne Xasan oo magacaabay la tilayayaal

Muqdisho (WDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Labo La-Taliye Sare, oo lagu badaley latiliyaal hore, taasi oo qeyb ka ah qorshaha Madaxweyne Xasan ee dowaladda federaalka la rabo in xilla laga siiyo  mucaarad Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Md Siciid Cabdullhai Deni. Madaxweyne Xasan ayaa u magacaabay Mudane Axmed Jaamac...

Muqdisho: Nin la nool Albiinada oo noloshiisu ay isbeddeshay markii aan baahinay sheekadiisa
Post

Muqdisho: Nin la nool Albiinada oo noloshiisu ay isbeddeshay markii aan baahinay sheekadiisa

(ERGO) – Cilmi Bile Maxamed oo ah 26 jir la nool xannuunka Albiinada, noloshiisu way ka fiican tahay sida ay ahayd sanad ka hor. Wuxuu shaqo joogto ah ka helay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan socdaalka. Ninkan oo nolosha ka rajo dhigay ayay Raadiyow Ergo baahisay sheekadiisa 31 bishii May 2023. Tani waxay sahashay in bishii Juun ee...