Monday, October 14, 2024
Wardheer News
  • Slideshow
  • Warar

Madaxweyne Xasan oo magacaabay la tilayayaal

Muqdisho (WDN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Labo La-Taliye Sare, oo lagu badaley latiliyaal hore, taasi oo qeyb ka ah qorshaha Madaxweyne Xasan ee dowaladda federaalka la rabo in xilla laga siiyo  mucaarad Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Md Siciid Cabdullhai Deni.

Madaxweyne Xasan ayaa u magacaabay Mudane Axmed Jaamac Maxamed Cillal in uu noqdo La-Taliyaha Sare ee Arrimaha Dimuqraadiyadda iyo Dowlad Wanaaga, sidoo kalena Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan u magacaabay La-Taliyaha Sare ee Arrimaha Federaalka.

Magacaabista cusub ee labada lataliye ayaa  la filayaa in ay sii kala fogeyso xdhiidhka Dowladda Federaalk iyo Puntland.

WardheerNews


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.