Category: Featured

Home » Featured » Page 81
Post

The way ahead

By Barack Obama WHEREVER I go these days, at home or abroad, people ask me the same question: what is happening in the American political system? How has a country that has benefited—perhaps more than any other—from immigration, trade and technological innovation suddenly developed a strain of anti-immigrant, anti-innovation protectionism? Why have some on the...

Post

Gacan ka hadal ku dhex maray laba ma’suul magaalada Nayroobi

Nayroobi (WDN) – Gacan ka hadal aad u fool xun ayaa dhex maray labada mas’uul ee kala ah  Af hayeen xigihii hore ee Baarlamaanka Kenya Md. Faarax Macalin iyo wasiirka Boostada iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Maxamed Jaamac Mursal. Gacan ka hadalkan ayaa lagu sheegay mid ka dhashay muran ka yimid dhinca kala duwanaanshaha aragti siyaasadeed ee labada shakhsi,...

Post

Mona al-Sharmani: Facts or Fiction

By Hassan M. Abukar Special report for WardheerNews Mona al-Sharmani is one of the attorneys who have represented Somalia’s legal case before the International Court of Justice (ICJ) in the Hague, Netherland. Kenya and Somalia are embroiled in a maritime dispute that is currently before the International Court of Justice. Mona’s name has gone viral...

Jadwelka Doorashooyinka Soomaaliya 2016 oo mar kale dib loo dhigay
Post

Jadwelka Doorashooyinka Soomaaliya 2016 oo mar kale dib loo dhigay

Muqdishu (WDN) – War Saxafadeed ay soo saareen Gudiga Doorashooyinka 2016 ee Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in jadwelkii ay diyaarisay Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ), ee ku aadanaa doorashooyinka dadban ee Somaaliya ay dib u dhiggeen. Jadwelka Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ), ayaa  dhiggayay in doorashooyinka dadban  ee 2016 ay u dhacaan sida hoos ku xusan: Doorashada...

Somalia’s electoral body warns of polls delay
Post

Somalia’s electoral body warns of polls delay

MOGADISHU, Somalia on Thursday hinted at a delay of elections following what the Federal electoral body termed as financial challenges and political concerns. The Federal Indirect Electoral Implementation Team (FIEIT) said in a statement issued in Mogadishu that it was convening a meeting Friday with heads of the state’s electoral teams to find a solution...

Post

Kenya or Somalia: Who owns the sea?

By Friederike Müller-Jung For years, Kenya and Somalia have argued over where their maritime boundary in the Indian Ocean runs. The International Court of Justice in The Hague could now decide who owns the sea, a decision that will only suit one. A narrow triangle off the coast of Africa, in the Indian Ocean, about...

Post

Isbahaysiga Isbedel Sameynta Soomaaliyeed oo la kulmay Beesha Caalamka

Warsaxafadeed Isbahaysiga Isbedel-Sameynta Soomaaliyeed (Coalition for Change) oo ka kooban Murashaxiin Madaxweyne, Hogaamiyayaal Xisbiyada Siyaasadeed ee Dalka, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ayaa la kulmay beesha caalamka markii uusoo gabagabeeyay shirweyne labo maalmood socday 8-9/09/2016.  Xubnaha Isbahaysiga ayaa shir la qaateen xubno ka mid ah beesha caalamka oo ay matalayeen, Safiiradda Ingiriiska, ku-xigeenka wakiilka Xooghayaha Guud ee...

Post

Madaxweynaha oo soo saaray wareegto ku saabsan habraaca hawlaha dowladda ee waqtiyada doorashada 2016

Muqdisho, (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan habraaca shaqada dowladda ee waqtiyada doorashada. Wareegtadan aya khuseysa sidii loo ilaalin lahaa hannaanka iyo geedi socodka doorashooyinka, iyadoo la isku diyaarinayo doorashada xildhibaanada labada aqal iyo doorashada Madaxweynaha. Sida ku xusan Dastuurka KMG ee dalka, Madaxweynuhu waa...