Abaartii Dabadheer, 1974-1975: Xeryihii Gargaarka, Beer iyo Caynabo iyo Kaalintii Takhaatiirtii Xooggii Dalka Soomaaliyeed
W/Q Dr. Axmed Dalmar Odhaahda Tifaftirka: Guud ahaan Bariga Afrika, gaar ahaan Soomaaliya, waxaa saamaysay Abaar ba’an ( 2015) oo loogu magac daray “Siman”, taasi oo sintay xoolo iyo dad-ba. Dad lagu qiyaasay 6.2 milyan ayaa la sheegey in ay … Continued