Wednesday, July 03, 2024
Wardheer News

Ammaanka magaalada Kismaayo oo aad loo adkeeyay

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ammaanka magaalada Kismaayo ee xarrunta gobolka Jubbada Hoose oo saakay si weyn loo adkeeyay  iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso  

Soomaaliya oo 50 milyan oo doolar ka heshay Sacuudiga

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay midnima la’aanta madaxdu in ay horseedeyso khilafaadka inta badan ku soo laablaabta dowladda, Soomaaliya oo sheegtay in ay 50 milyan ka heshay dowladda Sacuudiga iyo Warar kale. Warka … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Booliska dalka Kanada oo gacanta ku dhigay Cabdulahi Sharif u dhashay Soomaaliya ka dib markii la sheegay in uu ku lug yeeshay weerrarkii shalay ka dhacay Magaalada Edmonton ee Xarunta gobalka Alberta ee dalka … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Amniga oo maanta ka sugaya Sarakiisha Ciiddanka Ammaanka soo bandhigista baritaanka dilkii Muqdisho loogu geystay Xogayihii ururka Haweenka Qaranka iyo wiil ay dhashay guddoomiyaha ururkaasi iyo Warar kale. Hoos ka dhegeyso … Continued