Wednesday, July 03, 2024
Wardheer News

Shabaab oo 4 qof ku dilay degmada Bu’aale

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Shabaab oo 4 ruux ku dilay degmada Bu,aale ee Jubbada Dhexe, Soomaaliland oo Maamulka Puntland u hanjabtay  iyo Warar kale. Warka oo dhan  hoos ka dhegeyso  

Shirka Golaha Amniga Qaranka: Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shir guddoomiyay shirka Golaha Amniga Qaranka iyo.warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer: