Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ciiddanka Ammaanka ee dowlada Soomaaliya oo soogaba gabeeyay weerarkii shabaab ay ku qaaday hotelka Nasahablood 2 ee magaalada Muqdisho, Wasaaradda Amniga oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay 3 ka mid ah maleeshiyaadka Shabaab iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
