Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso: Warka Radiyo Wardheer

Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso: Warka Radiyo Wardheer

Warka Radiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso iyo Ciidanka Ammaanka  Puntland oo sheegay in ay fashiliyeen, Wiil Soomaali ah oo lagu dilay Qaahira ee Dalka Masar iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer: