Category: Audio Daily News

Home » Audio Daily News » Page 157
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 6, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wafdi uu hoggaaminayo Shiikh Axmed Madoobe oo garay Gaalkacyo, dagaalo u dhaxeeyay ciiddamada dowladda iyo Al Shabaab oo ka dhacay duleedka Xudur, saaraakiil kulan ku yeeshay Buuhoodle oo sheegay in degaanada Khatumo aysan ka dhici doonin doorashooyinka...

Warka Radio Wardheer
Post

Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 5, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka warbixiyay safar uu ku joogo Koonfur Afrika, Isku shaandheyn lafilayo in lagu sameeyo golaha wasiirrada Federaalka, afhayeenka maamulka Jubbaland oo ka hadlay xiisadaha dagaal ee Jubooyinka. iyo qoddobo kale.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 4, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ra’isul Wasaare Saacid oo booqday Xasan Daahir Aweys, kana hadlay xaaladiisa, Midowga Afrika oo ciidamo isku dhaf ah gayn doona Kismaayo, Madaxweyne Faroole oo khudbad jeediyay, Mursi oo la afganbiyay xabsi gurina laga dhigay iyo qodobo kale.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 3, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Dagaallo ka dhacay magaalada Gaalkacyo, Madaxweyne Xasan Sh iyo beesha Habar-gidir oo ka wadahadlay arinta Xasan Daahir, Wararkii ugu danbeeyay ee banaanbaxyada Masar iyo qodobo kale oo caalami ah.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 2, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Madaxweyne Xasan Shiikh oo waraaqda aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee Ingiriiska, barlamaanka Soomaaliya oo kulan xasaasi ah yeeshay, Qaar ka mid ah dhaawacyada dagaaladii ka dhacay Kismaayo oo Muqdisho iyo Gaalkacyo la geeyay iyo qodobo kale...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 1, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Xuska kowda Luulyo oo lagu qabtay gudaha dalka iyadoona madaxda dowladdu ay goob-joog ka ahaayeen munaasabadda, bannaanbax lagu taageerayo Xasan Daahir oo Muqdisho ka dhacay ,Putland oo difaacday ciiddamada Kenya ee ku sugan Kismaayo, mudaaharaadyo kasoconaya Masar...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 30, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ciidamada Jubbaland ee Axmed Madoobe oo la wareegay gacan ku heynta Kismaayo iyo Barre Hiiraale oo ka hadlay, Murankii ugu xooganaa oo ka taagan sida laga yeelo Xassan Daahir Aweys oo ay ku xireen  garoonka Aden cadde ...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 29, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Dagaalo maalintii labaad kasoconaya Kismaayo iyo dhinacyada dagaalamaya oo ka hadalay,Dowlada Federaalka ,Qaramada Midoobay iyo Midowaga Afrika oo ku baaqay in lajoojiyo dagaalada Kismaayo,Madaxweyne Obaama oo booqanaya dalka Konfur Afrika,iyo qodobo kale oo caalami ah.  

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 28, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay in ay ka hortagayaan qaraxyada ay fuliyaan Al Shabaab,Xaalada Xassan Daahir Aweys oo aan wali meelna udhicin,Bangiga Barclays oo waqti siinaya xwaaladaha Soomaalida ee macaamiisha ka ah,iyo qodobo kale oo caalami ah.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 27, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan laqaatay wafdi kasocday dalka Norway oo Muqdisho gaaray, Qaraxyo ciidamada AMISOM lagula eegtay Kismaayo iyo rasaas goos goos ah oo magaalada laga maqlayo, Xildhibaano iyo odaayal Muqdisho katagay oo Cadaado kulan kula leh...