Muqdisho, August 13, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Dowlada Soomaaliya oo beenisay eedeyn ay ujeediyeen siyaasiyiin Nairobi ku sugan oo aheyd in amaanka Muqdisho uu faraha ka baxay,wasaaradda arrimaha gudaha oo ka hadashay howlgal ay ka fuliyeen gobolka Banaadir,xiisado dagaaleed oo ka jira gobollada...
Category: Audio Daily News
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 12, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo dhaliil xoogan ujeediyay dowlada Soomaaliya,wariikii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdisamad Macalim Maxamuud oo ka hadalay amaanka dalka, gaar ahaan caasimadda,muran ka taagan gudoomiyenimada gobolka Galgaduud iyo...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 11, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo ka warbixiyay wax-qabadka xukuumadiisa iyo amaanka dalka,Al Shabaab oo sheegtay inay soo dhaweynayaan muhaajiriinta doona inay kusoo biiraan,Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Kenya yusuf Xaaji oo ka hadlay ciidamada Kenya...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 10, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Ciidan wanaagsan dhamaan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Maamulka Puntland oo dekadda Bosaaso ka celiyay Markab mucaawinmo waday oo ay dowlada Turkiga soo dirtay iyagoo eedeeyay dwolada federaalka,midowga Afrika oo dowlada Itoobiya ugu tacsiyeeyay saraakiishii ciidaan ee ugu dhintay diyaaradii ku burburtay Muqdisho,xildhibaano...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 9, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Ciidan wanaagsan dhamaan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Diyaarad la sheegay in ay saanad ciidan u siday ciidamada AMISOM oo ku burburtay garoonka diyaaradha Muqdisho,madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo sheegay in gogol nabadeed uu u fidinayo shacabka degan Jubooyinka,wasiirka gaashaandhiga Jabuuti oo gaaray...
‘Martyred’ American Muslim extremists still recruiting for al Qaeda in Somalia
By Shaun Waterman Al Qaeda’s branch in Somlia has had the greatest success of any of the terror network’s franchises in recruiting Americans, and a video it released Wednesday shows why. Though he was killed four years ago, Troy Kastigar of Minnesota remains an articulate recruiter for al-Shabab, al Qaeda’s franchise in Somalia that has been part of a long-running Islamic...
Dhagayso Warka radio Wardheer
August 8, 2013 Muqdisho, August 7, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Ciidan wanaagsan dhamaan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Inta badan wadamada Muslimiinta ayaa laga dareemay faraxdda Ciidul-Fidriga iyo madaxda dowlada Soomaaliya iyo maamuladaba ay shacabka ugu hambalyeeyeen munaasabadda Ciiddul-Fidriga,dalka Kenya oo siweyn looga ciiday ,Wasaaradda gaashaandhiga dalka oo sheegtay...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 7, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka hadashay heshiiskii Kampala,eedeyna u jeedisay Warbaahinta Soomaalida,dagaallo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo Al Shabaab oo ka dhacay Gedo,Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cabdi Wali Gaas oo sheegay in uu yahay...
RAAD RAAC: DIYAAR GAROWGA CIIDUL FIDRIGA
August 7, 2013 RaadRaac (WDN)Dhamaan shucuubta Muslimiinta ee caalamka ayaa diyaar garow buuxa ugu jira soo dhaweynta munaasabadda Ciidul Fidrika. Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka Muslimiinta ee sida weyn loogu diyaar garoobayo Ciida. Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ka mid ah magaalooyinka laga dareemiyo dhaq-dhaqaaqyada Ciidul Fidriga. Wariyaha Radio Wardheer ee Muqdisho ayaa...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 6, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, dowladda Soomaaliya oo heshiis shidaal baaris ah la gashay shirkad fadhigeedu yahay Ingiriiska, Shiikh Axmed Madoobe oo dhaleeceeyay go,aankii Kampala ee ahaa in Dekadda iyo Garoonka Kismaayo Loo gacan geliyo dowladda federaalka, Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomalaiya Cabdi...


