Author: Jamaal

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 10, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Allaha u naxariistee safiirkii Soomaaliya u joogay dalka Konfur Afrika oo geeriyooday, Madaxda dalka oo shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda Ramadaan, Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay inay u safraan Kenya sababa dhanka ammaanka ah, iyo qoddobo kale oo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 9, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Qarax ka dhacay Muqdisho oo qasaare dhimasho iyo dhaawac sababay, madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugan Konfurta Suudaan iyo kulamo uu la qaatay madaxda dalkaas iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed, guud ahana dalalka Islaamka oo looga diyaar garoobay Bisha Ramadaan,...

Dr Baadiyow”dowlada Soomaaliya waxay ka carootay inaan la kulmo Shiikh Shariif”
Post

Dr Baadiyow”dowlada Soomaaliya waxay ka carootay inaan la kulmo Shiikh Shariif”

Dr Cabdiraxmaan Macalim C/llahi Baadiyow oo ka mid ahaa siyaasiyiin madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif ku booqday magaalada Kampala ayaa waxaa uu ka warbixiyay safarkii ay ku tageen Uganda iyo waxyaabihii uu ku saabsanaa. Baadiyow ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyay sida uu sheegay Prof,Cali Maxamed Geedi iyo C/wahab Ugaas Khaliif oo labaduna xilal kala...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 8, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya oo ka badbaaday shil diyaaradeed iyo madaxtooyada oo beenisay in shilka ladoonayay in lagu qaarijiyo Xasan Shiikh, Ra’iisul wasaare Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray gobolka Bay, saxafiyiin cambaareeyay wariye lagu dilay Galkacyo, ciidamada...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 7, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Dowlada Federaalka oo sheegtay in wada hadalo ay kula jirto Shiikh Axmed Madoobe,gudoomiyaha xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe oo eedeeyay xubno ka tirsan Madaxtooyada iyo golaha wasiirada Soomaalinad, ku dhawaad 40 qof oo lagu dilay dalka Nigeria...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 6, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wafdi uu hoggaaminayo Shiikh Axmed Madoobe oo garay Gaalkacyo, dagaalo u dhaxeeyay ciiddamada dowladda iyo Al Shabaab oo ka dhacay duleedka Xudur, saaraakiil kulan ku yeeshay Buuhoodle oo sheegay in degaanada Khatumo aysan ka dhici doonin doorashooyinka...

Warka Radio Wardheer
Post

Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 5, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka warbixiyay safar uu ku joogo Koonfur Afrika, Isku shaandheyn lafilayo in lagu sameeyo golaha wasiirrada Federaalka, afhayeenka maamulka Jubbaland oo ka hadlay xiisadaha dagaal ee Jubooyinka. iyo qoddobo kale.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 4, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ra’isul Wasaare Saacid oo booqday Xasan Daahir Aweys, kana hadlay xaaladiisa, Midowga Afrika oo ciidamo isku dhaf ah gayn doona Kismaayo, Madaxweyne Faroole oo khudbad jeediyay, Mursi oo la afganbiyay xabsi gurina laga dhigay iyo qodobo kale.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 3, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Dagaallo ka dhacay magaalada Gaalkacyo, Madaxweyne Xasan Sh iyo beesha Habar-gidir oo ka wadahadlay arinta Xasan Daahir, Wararkii ugu danbeeyay ee banaanbaxyada Masar iyo qodobo kale oo caalami ah.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 2, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Madaxweyne Xasan Shiikh oo waraaqda aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee Ingiriiska, barlamaanka Soomaaliya oo kulan xasaasi ah yeeshay, Qaar ka mid ah dhaawacyada dagaaladii ka dhacay Kismaayo oo Muqdisho iyo Gaalkacyo la geeyay iyo qodobo kale...