Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 945
Madaxweynaha JFS oo tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed geeriyooda Allaha u naxariistee Marxuum Danjire Cabdullaahi Saciid Cusmaan
Post

Madaxweynaha JFS oo tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed geeriyooda Allaha u naxariistee Marxuum Danjire Cabdullaahi Saciid Cusmaan

Muqdisho,  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Danjire Cabdullaahi Saciid Cusmaan oo ku geeriyooday dalka Mareykanka. “Inna Lillahi wa inaa Ileyhi Raajicuun. Allah u naxariisto Danjire Cabdullaahi Saciid Cusmaan. Waxaa uu ka mid ahaa tiirarka dhinaca...

Post

R.Wasaare Cumar oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Ambasador Cabdillahi Siciid Cismaan oo Dalka Mareykanka ku Geeriyooday

Muqdisho,  – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Danjire C/laahi Siciid Cismaan oo shalay ku geeriyooday dalka Mareykanka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u direy ehelladii, asxaabtii iyo guud ahaan...

Post

Somalia: Civilians at Serious Risk

HRW- The Somali government and the Islamist armed group Al-Shabab placed civilians at excessive risk from conflict-related and other abuses during 2015, Human Rights Watch said today in its World Report 2016. There were clashes over the creation of federal states by the government with the backing of the international partners. Displaced populations remained vulnerable to...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wada in uu ka qeyb galo aaska Qaran ee loo sameynaayo askartii ka midk ahayd ciidanka Kenya ee lagu laayay Ceel Cade iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

THE CASE OF RE-FORMING OF SOMALI NATIONAL ARMY
Post

THE CASE OF RE-FORMING OF SOMALI NATIONAL ARMY

By Ali H. Warsame HISTORICAL PERSPECTIVE Historically, the Somali National Army (SNA) was founded on 12th April 1960 as a single national army post-independence, apart from Somali Police Force which was also formed on 1943 under the name of Police Corps of Somalia. SNA was also used to include both Somali Air Force and Somali...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah Ciidamada Kenya oo ka baxay saldhig ay ku lahaayeen Ceel Cadde, oo la sheegay in Al Shabaab la wareegtay, .Alle ha u naxariistee Cabdi Xaaji Goobdoon oo ku geeriyooday Muqdisho iyo Warar Kale. Fadlan halkan ka dhegeyso warka oo dhan: