Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 879
Mogadishu: Between Miracles and Maladies
Post

Mogadishu: Between Miracles and Maladies

By Hassan M. Abukar Background: A well-placed Somali businessperson sent me this letter via e-mail. It is poignant and bold, straddling between hope and despair, frustration and relief, boom and bust. It is also a testament to the miracles taking place in the capital as well as the maladies it is suffering. ______ Dear Hassan:...

Post

Colaadda Gaalkacyo iyo Maareeynta Madaxweyne Cabdiwali

WardheerNews (WDN) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa war-saxafadeed ay soo saartay bishan Oktoobar 11-dii ku sheegtay, in ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo taageeraya Galmudug ku eedeeysey in ay weerar ku soo qaadeen magaalada Gaalkacyo. Puntland ayaa sheegtay in ay heyso cadeymo sheegaya in hub iyo saanad ay Dowladda Federaalku ka soo dejisay magaalada...

Post

Madaxweynaha dawladda Puntland oo u amba baxay dalka Itoobiya ugana sii gudbi doona waddanka Imaaraadka Carabta

Warsaxafadeed: Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 October, 2016 Garoonka diyaaradaha ee Konoko kusoo dhoweeyey Ra’iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaanayey oo ka kooban labada gole ee dawladda Federaalka Soo dhoweynta Ra’iisul-wasaaraha ayaa waxaa ka qayb qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi...

Post

UN expresses concern after clashes in Somalia kill 11 and displace 50,000

By Nandini Krishnamoorthy The United Nations has raised concern over the recent clashes in Somalia. The world body fears the hostile situation might escalate after at least 11 people were reportedly killed and around 50,000 displaced this week. According to local media reports, on Thursday (13 October) heavy fighting broke out in Galkayo city, which...

Post

3 militia men accused of plotting to bomb Somalis in Kansas

WICHITA, Kan. (AP) — Three members of a Kansas militia group are accused of plotting to bomb an apartment complex that’s home to Somali immigrants in the western Kansas meatpacking town of Garden City, a thwarted attack prosecutors say was planned for the day after the November election. A complaint unsealed Friday charges Curtis Wayne...

Warka Raadiiyo Wardheer
Post

Warka Raadiiyo Wardheer

Warka Raadiiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliy Cumar C/rashiid oo gaadhay magaalada Cadaado ayaa kulamo la qaatay madaxda maamul goboleedka Galmudug.iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

Post

DHL Express recognized as Top Employer in Africa for the third consecutive year

CAPE TOWN, South Africa — DHL Express the world’s leading international express services provider, has been certified as a Top Employer in Africa by the Top Employers Institute at the prestigious Top Employer 2017 ceremony on Thursday 13 October at the Sandton Convention Centre. The company was certified as a Top Employer in twelve markets,...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Ciidamo Milatari ah oo saacado la wareegay ammaanka xarunta uu ka socdo shirka maamulka Hirshabeelle iyagoo muddo saacado ah u diiday ergada ka qeybgalaysa shirka inay galaan gudaha xarunta.iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:    

Post

Details emerge of Turkish military base in Somalia

( ANADOLU AGENCY) – More details about Turkey’s first military facility in Somalia emerged Thursday with the construction firm behind the project confirming the base will be able to train hundreds of local soldiers and will occupy 400 hectares and house three military schools, dormitories and depots. Istanbul Mogadishu General Construction Company Director Ebubekir Şahin...