Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Horjooge ka tirsan Maleeshiyaadka Shabaab oo Xalay lagu dilay Degmada Hilwaa, dad uu soo ritay Cudurka Daacuunka iyo warar kale. Fadlan halkan ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Author: WDN
Somalia: Drought Fund Raising
To our Esteemed WardheerNews family and Friends of Somalia We couldn’t stay by the sideline; the catastrophe coming to our people in Somalia is massive. And so we partnered with Humanity Against Poverty to raise funds for the drought. We know our esteemed readers who have been with us for the past twelve years, who...
Madaxwweynaha oo xafiiskii ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Debadda Britain
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi farmaaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xog-hayaha arrimha debadda dowladda Britain Boris Jonhson oo maanta booqasho gaaban ku soo gaaraay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo Wasiirka Arrimaha Debadda Dowladda Britain ayaa ka wada hadlay arrimaha ay ka mid yihiin xoojinta xirriirka dowladaha Soomaaliya iyo Britain, abaaraha, amniga...
U.S. Ambassador to Somalia to visit Lewiston
By Andrew Rice, Staff Writer, Sun Journal LEWISTON — Stephen M. Schwartz, the U.S. ambassador to Somalia, will visit Lewiston on April 6, a trip that officials say is symbolic of the city’s positive reputation in immigrant integration. The visit comes during a significant phase in U.S.-Somali relations. When appointed by President Barack Obama in...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ciidanka Badda Maamulka Puntland oo kaashanaya kuwa NATO, ayaa la sheegay in ay howlgalo ka wadaan xeebaha maamulkaasi kuwaasi oo baadi goob ugu jira sidii ay u soo heli lahaayeen Makab la sheegay in ay Afdubteen Burcad Badeeed Soomaali ah iyo warar kale. Fadlan hoos ka...
Two cornerstone issues for the new government of Somalia
WardheerNews commentary Most Somalis agree on the need for establishing peace, security, creation of a strong national security and a government made up of competent and qualified people. These were also the promises made by Mohamed Farmajo in his presidential campaign. Therefore: 1) The very idea of bringing back former ministers of previous administrations into...
Boris Johnson in Somalia for surprise visit amid drought and famine warning
Foreign Secretary Boris Johnson has arrived in Somalia on a surprise visit for talks with the country’s new president, a Somali presidential aide confirmed. Mr Johnson was meeting Somalia President Mohamed Abdullahi Mohamed, who was elected last month, at the airport. Britain has appealed for aid to help deal with Somalia’s drought, which has been...
Laba qodob oo saldhig u ah dowlad wanaaga Farmaajo iyo Kheyre
Muqdishu (WDN)- Soomaalidu dhamaan waxay isku raacsan tahay in nabad waarta la helo, islamarkaana la dhiso ciidan Qaran iyo dowlad tayo leh. Arimahan ayaa ahaa qorshayaashii iyo balan qaadyadii ugu waaweynaa ee uu Madaxweyne Farmaajo wakhtigii ol’olaha doorashada iyo ka gadaal ba markii la doortay uu balan qaaday. Haddaba: 1) Soo celinta dadkii horey loo...
Ibrahim Dheere and Ethiopia: Seven Years Later
By Hassan M. Abukar In 1948, the British colonial government handed over a region overwhelmingly populated by Somalis to the then emperor of Ethiopia, Haile Selassie. When Somalia became independent in 1960, almost every successive government established its cornerstone foreign policy by uniting all Somalis, including those in Ethiopia, under one flag. Over the years,...
Wareysi: Dr. Georgi Kapchits
Odhaahda Tifaftirka: Waxaanu akhristayaasha WardheerNews la wadaagaynaa waraysi xiise badan oo aanu la yeelanay Dr. Georgi Kapchits oo ah khabiir aad isugu taxalujiya ururinta iyo baadhista afka, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed. Dr. Kapchits waxa uu ka waramayaa suugaanta iyo maahamaahyada Soomaalida iyo barashadiisii Afka Soomaaliga. Waraysigani waxa uu horey ugu soo baxay WardheerNews bishii Janaayo...






