Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 771
Post

Isbedalku waa inuu ka billaabmaa la xisaabtanka madaxda Amniga!

Muqdisho (WDN)- Maxay tahay sababta ilaa hadda Dowladda Farmaajo aynan u samayn isbadel muuqda oo ku aadan mas’uuliyiinta howlaha Amnniga, kuwaasi oo ku fashilmay sugidda nabadda iyo ka hortaga qaraxyada Muqdisho? Soomaaliya oo guud ahaan ay ka jirto dhibaatooyin la xidhiidha xaga ammaanka, ayaa qaraxii ka dhacay Muqdisho bishan Oktoober 14, uu ahaa masiibo Qaran,...

Post

Under Trump plan, refugees from 11 countries face additional U.S. barriers

WASHINGTON/NEW YORK (Reuters) – The Trump administration will temporarily delay processing of most refugees from 11 countries identified as high-risk, while resuming refugee admissions for other countries, government officials said on Tuesday. Most of the affected countries are in the Middle East and Africa, according to documents seen by Reuters. The administration also will place...

Post

Somalia prepares for ‘war’ against al-Shabab extremists, with U.S. help; death toll in truck bombing reaches 358

MOGADISHU ( AP)- Somalia’s president on Saturday urged troops to prepare for a “state of war” against the al-Shabab extremist group, which has been blamed for the country’s deadliest attack. The toll reached 358, with dozens still said to be missing, a week after the truck bombing in Mogadishu. The United States is expected to...

Farmaajo oo Shir ku Martiqaaday Madaxda Dowlad Goboleedyada
Post

Farmaajo oo Shir ku Martiqaaday Madaxda Dowlad Goboleedyada

Muqdisho,: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa martiqaad u diray Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay uga soo qeybgalayaan shir wadatashi ah oo ka dhacaya magaalada Muqdisho 28ka Oktoobar, 2017. Shirkaas ayaa looga arrinsan doonaa hawlo muhiim ah oo horyaalla qaranka, ayna ugu horreyso sidii musiibadii Qaran...

Masiibo Qaran iyo Hoggaan Fadhiid ah: Qaraxii Muqdisho
Post

Masiibo Qaran iyo Hoggaan Fadhiid ah: Qaraxii Muqdisho

WardheerNews Marka dhibaato ku dhacdo dad iyo dal, khaasatan dhinaca amniga, caqligu wuxuu ina siinaya in la is weydiiyo: 1) Maxaa keenay dhibta, ayaa mas’uul ka ah ama ka dambeeyay 2) Sidee ayay ku dhacday 3) Maxaa looga hor tegi kari waayay (where was the security breakdown) 4) Qorshe ku aadan sidii looga gaashaaman lahaa...

Post

Gabay: Tacaddi

W/T Xuseen Cabdi Xalane Anoo xaaladda Soomaali ku jirto madaxeyga daalisey in caqligu iga guurane qarka iga saran, ayaa Aw Xirsi oo nin Aftahan ah, oon aan jeclahay isku nimid. Kadibna gabaygan baan gocdey oo ku soo aadey qaraxii dhacay 14/10/2017 ee Xamar gilgley adduunkuna ka fajacay; Aw Xirsow tabaalaha adduun, tacadiguu keenay Halkay taallo...