Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 733
Post

R/W Khayre oo Daah-furay Shir lagu Soo Bandhigayay Dib-u-heshiinta Degmada Marka ee Shabeellaha Hoose

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay kulanka dib-u-heshiisiinta beelo ay codlaadi ku dhexmartay degmada Marka ee Shabeellaha Hoose, waxaana lagu soo bandhigay geeddi-socodka nabadda ee degmada Marka, iyada oo laga soo saaray todobo qodob ay ku heshiiyeen labada dhinac. Shirkan oo ay daadihinayso Xukuumadda Soomaaliya...

THE WONDERFUL EXPERIENCE OF LIVING ABROAD
Post

THE WONDERFUL EXPERIENCE OF LIVING ABROAD

By Nur Mohamed Mohamud I didn’t really start to travel abroad until my early 20s when I decided to travel the world and see all the countries I had endlessly seen and read in magazines and TV programs. My time spent traveling gave me experiences I never even expected to have; I met new friends,...

Post

Facing little contest, Sisi seeks high turnout in Egypt vote

CAIRO (Reuters) – Egypt votes on Monday in a presidential election set to deliver an easy win for incumbent Abdel Fattah al-Sisi, with turnout the main focus after opposition figures complaining of repression called for a boycott. While many Egyptians see the U.S.-allied former general, as vital to stability in a country where unrest since...

Post

Keeping refugee families apart, reuniting others next door

BY ADAM GELLER, COLUMBUS, OHIO – In apartment complexes on opposite sides of town, the women — one a former shopkeeper from Somalia, the other a teacher from Bhutan — waited for children to come home. Only the teacher, Devi Gurung, was rewarded for her patience. Outside an apartment decorated with Buddhist prayer flags, she watched...

Post

Transition, Ethnic Politics, and a Renewed Somali Role

By Faisal Roble Fraught with endemic youth joblessness, ethnic unrest, massacres of innocent civilians, waves of population movements, the weakened Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF) is poised to select a new Prime Minister in the coming weeks from a host of hopeful candidates.  Haile Mariam Desalegn surprisingly resigned in mid-February, 2018 amid serious political and social...

Post

Caddeyn: Golaha Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho (WDN)- Warqad jawaab u ah qoraal horey uga oo baxa xafiiska guddoomiye kuxigeenka 1aad ee golaha shacabka Md. cabdiweli Ibraahim Sheekh Muuday, oo uu iskugu yeedhay dhammaan xubnaha Golaha Shacabka dawladda F. Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in warqadaasi aysan aheyn go’aan ka soo baxay Guddoonka iyo Xafiiska Golaha. Qoraalkan oo ka soo baxay xafiiska Guddoomiye Xigeenka...

Post

Qarax Xooggan oo ka dhacay isgooyska Sayidka ee magaalada Muqdisho

Muqdisho (WDN)- Qarax  loo adeegsaday gaari walxaha qaraxa laga soo buuxiyay ayaa lagu qarxiyaya isgooyska sayidka ee magaalada muqdisho. Qarxani ayaa lala beegsaday goob ay gawaarida ku baaraan ciidamada Dowladda Soomaaliya. Lama  xaqiijin karo wali qaasaraha rasmiga ah ee goobtaasi ka dhacay Wardheernews oo la xidhiidhay  goob jooge ka ag dhawaa goobta uu qarax ka...

Dowladda Maraykanka oo u diidday Xasan Sheekh Dalku-gal – Fiise
Post

Dowladda Maraykanka oo u diidday Xasan Sheekh Dalku-gal – Fiise

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Md. Xasan Sh. Maxamuud Culusow, oo safar ku tegi lahaa dalka Maraykanka, ayaa loo diidday Fiisihii ama dalku-galka Maraykanka. Xasan Sh. Maxamuud oo martiqaad ka helay “ World Affairs for Mainers” si uu halkaasi uga jeediyo ama uga hadlo arimo ku saabsan marxaladda ay Soomaaliya marayso“ Somalia at the crossraods”. Diidmada...

Post

Qubuuro ku yaalla xeebta Kiboora ee magaalada Kismaayo oo baddu banaanka u soo saartay

Kismaayo (WDN)- Qubuuraha ku yaalla Xaafada Farjano ee nawaaxiga Dalxiiska ee magaalada Kismaayo, ayaa maydadkii ku asnaa waxaa banaanka u soo Saaray biyaha badda oo ku dhow goobta ay Qubuuruh ku yaallaan. Maamulka degmada Kismaayo iyo Culima-udiinka magaalada oo goobta booqday, ayaa sheegay in ay arin sababtay dadka ka shaqeeya Carro- kaabada oo ka qodda...