Muqdisho (WDN)- Qoraal kasoo baxey Maareeyaha Guud ee Maamulla iyo Amniga Garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Maxamed Saciid Cabdullaahi ayaa lagu sheegay in ay heleen xog ku saabsan in kooxaha Alshabaab isku dayayaan in ay weeraro kusoo qaadaan garoonka muhiimna ay tahay in laga digtoonaado. Maareeyaha ayaa ku amrey saraakiisha amniga...
Author: WDN
Most of Africa’s GDP transacted via mobile money
Market share of account-to-account (A2A) transactions is expected to increase steadily over the next five years, but the lack of a sustainable income stream for participants put the business case into question. Account-to-Account (A2A) payments enable the direct transfer of monies between accounts without relying on third-party intermediaries or payment cards. According to the 2022...
Uganda removes president’s son from army role after Kenya invasion tweets
NAIROBI (Reuters) – President Yoweri Museveni has removed his son, Muhoozi Kainerugaba, as commander of Uganda’s land forces, the military said on Tuesday, after Kainerugaba repeatedly threatened on Twitter to invade neighbouring Kenya. Kainerugaba, widely regarded as the de facto head of the military and his father’s chosen successor, later said the comments were made...
Alshabaab oo markale amar ku bixisay in laga fogaado xarumaha dawladda iyo kuwa hawlgalka Midowga Afrika ee ATMIS
Muqdisho (WDN)- Afhayeenka hawlgalada xarakada Alshabaab Cabdicasiis Abu Muscab, ayaa digniin culus u direy bulshada Soomaaliyeed isagoo ka digey u dhawaanshiyaha xarumaha dawladda federaalka iyo kuwa hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS. Abuu Muscab ayaa sheegay in wèeraradii qaraxyada ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacey xerada Lama Galaay ee magaalada Baladweyne, ay digniin u tahay qofwalba oo...
Maareeyihii hay’adda diiwaangelinta dadweynaha oo shaqada laga joojiyey xilli shir looga hadlayo diiwaangelinta madaniga Muqdisho ka socdo
Muqdisho (WDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Md. Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta shaqada ka joojiyey maareeyihii hay’adda Diiwaangelinta Madaniga iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliyeed Mukhtaar Xuseen Maxamed Qooraansey, kadib markii la sheegay in lagu soo oogay eedo badan oo la xariirta wada shaqayn la’aan hay’addaha kale ee dawladda. Wasiirka ayaa...
Xukuumadda Soomaaliya oo kulan degdeg ah ka yeelatey weerarada ismiidaaminta Baladweyne ka dhacay
Muqdisho (WDN)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Md. Xamse Cabdi Barre, ayaa shir gudoomiyey kulan degdeg ah oo looga hadlayey weerarada ismiidaaminta ee kooxda Alshabaab ka fulisey xerada Lama Galaay ee magaalada Baladweyne, halkaasi oo dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed oo ballaaran la geystay. Kulanka ayaa go’aanada kasoo baxay waxaa ka mid ahaa in gurmad degdeg...
Puntland: Madaxweyne Akhri Qodobka 80-aad!
W/Q: Siciid Maxamed Axmed “Carafaad” Hordhac. Wadatashiyo badan oo ay yeesheen cuqaasha, siyaasiyiinta, aqoonyahanka, ganacsatada, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool Waqooyi Bari Soomaaliya, waxaa lagu go’aamiyey in magaalada Garoowe lagu qabto shir loo wada dhan yahay, oo ujeedadiisu ay ahayd in laga tashado ayaaha dadka degan deegaanada Waqooyi Bari Soomaaliya iyo in...
Somali government says it has killed al-Shabab co-founder
Somalia’s government says it has killed Abdullahi Nadir, one of the co-founders of the armed group al-Shabab, in an operation with international partners. The country’s information ministry said in a statement late on Sunday that the operation that killed Nadir happened on Saturday. It said he was al-Shabab’s chief prosecutor and was in line to...
Qaraxyo ay ku dhinteen mas’uuliyiin maamulka Hirshabeelle ka tirsan oo ka dhacey Baladweyn
Muqdisho (WDN) – Faahfahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo waa weyn oo saaka gilgiley magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo dad shacab ah oo tardoodu gadahyso 20 qof. Wararka aynu helayno ayaa tilmaamaya in qaraxyadaasi ay ku dhinteen masuuliyiin kala duwan...
Kulan looga hadlayo nidaamka diiwaangelinta madaniga oo maamulada dalka uga furmay Muqdisho
Muqdisho (WDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiisiinta DFS Axmed Macalin Fiqi iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Madaale, ayaa maanta daah furey kulan looga hadlayo nidaamka diiwaangelinta madaniga ah. Kulankaasi oo ay ka soo wada qeybgaleen maamul goboleedyada dalka ka jira. Kulankan oo socon doona muddo 4 maalmood ah, ayaa...






