Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Maamulka Galmudug oo Sheegay in lasoo afjaray dagaalkii Al Shabab ee bariga Mudug,  Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in biyaha wabiga Shabeele laga Xiray dalka Itoobiya iyo warar kale.

Fadlan hoos ke dhegeyso warka oo dhan: