Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta la filaayo in uu gaaro magaalada jowhar, Madaxweynaha Somaliland oo ku baaqay in dibb loo bilaabo wadahadaladii ay kula jireen daladda federaalka Soomaaliya iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
