Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xaalada magaalada Baladweyne oo degan, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo baaq u daray beelaha dagaalamaya  Marykanka oo soo dhaweeyay go’aanadii ka soo baxay shirkii Madasha Wada Tashiga Soomaaliya iyo warar kale.