Wararka maanta aan idiin haynno waxaa ka mid ah: Dowladda Soomaaliya oo qaar ka mid ah shacabka ku sugan dalka Koofurta Suudaan ku soo cilisay Soomaaliya, Golaha xallinta qilaafaadyada iyo ansixinta Barlamanka maamulka Puntland oo ku dhawaaqay 66 mudane iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
