Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah:Duqeyn diyaarado loo adeegsaday oo ka dhacay gobalka Bay, Shirkii Hiigsiga Soomaaliya oo Muqdisho kusoo idlaaday iyo war murtiyeed ka soo Baxay, Faahfaahinta qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho, iyo Warar kale.
Warka Raadiyo Wardheer
