Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dagaal u dhaxeeyo ciidanka AMISOM iyo kuwa KGS iyo Al Shabaab oo maanta ka dhacay Bay, Wasaarada Arimaha Gudaha oo sheegtay in ay la xisaabtami doonto Godoomiyaasha degmooynka dalka iyo warar kale.
Hoos ka dhegayso warka oo dhan:
Leave a Reply