Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Maamulka gobalka Hiiraan iyo saraakiisha ciiddamada Amaanka Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka arrinsaday ammaanka magaalada Baladweyne, Qarrax xalay ka dhacay Muqdisho iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
