Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ciiddanka dowladda Soomaaliya oo ku guuleystay in ay gaarsiiyaan raashinkii gargaarka ahaa ee ku go’doosanaa Jalalaqsi maalmihii tagay, Dhuusa Mareeb oo laga dareemayo soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan halkaasi iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
