Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Faah-faahin Weerarkii lagu qaaday Xarrunta AMISOM ee Xalae, Hooyo 4 carruur ah ku dhashay Muqdisho oo gargaar dalbatay, Madaxweyne Xasan oo sheegay inwasiirrada xukumaddii hore qaarkood ay soo laaban doonaan iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
