Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dagaal u dhexeeyo dadka deegaanka iyo ciiddanka maamulka Ximin iyo xeeb oo ka socda gobalka Galgaduud, Dad sumoobay oo la dhigay Isbitaalka degmada Guriceel ee Bartamaha Soomaaliya iyo warar kale.

Warka oo dhan halkan ka dhegeyso

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.