Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka waxaad ku maqli doontaa asxaabey waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamaayo degaaano ka mid ah gobalada Hiiraan iyo shabeelaha dhaxe iyo dagaalka u dhaxeeyo maamulada Khaatumo iyo Puntland, Baarlamaanka oo maalintii sadaxaad ka doodayo mooshinka Xukuumada Soomaaliya iyo xukuumada oo sheegtay in ay ku adkeysaneyso in ay iska difaacdo eedeymaha kaga imaanaayo Barlamaanka iyo warar kale

Warka Raadiyo Wardheer 01-12-2013