Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xassan Sheekh Maxamuud oo beeniyay in xafiiskiisa shaqsi ka shaqeeyaa uu xiriir la leeyahay Shabaab, Shabaab oo tuula ku dhaw degmada Buula Burde dab qabadsiiyay iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso