Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee maanta waxaa ka mid ah: Puntland po caalamka ugu baaqay in ay soo dhexgalaan Khilaafka iyaga iyo Galmudug, Madaxweynaha Soomaaliya oo ka dalbaday caalamka in Soomaaliya la siiyo lacagaha  loogu Yabooho iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso