Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Masdaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in lala xisaabtami doono ciiddanka AMISOM kadib eedeyntii loo jeediyay dhawaan, Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo ka digay dhibaato ka dhalata doorashada 2015ka la filayo in ay Somaliland ka qabsoonto iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso