Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa manta ka mid ah: Wasaaradda Caafimaadka oo sheegtay in ay Soomaaliya haatan ka jirto xaalad caafimaad xumo oo aad u baahsan, Shabeelaha Dhaxe oo laga soo sheegayo xaalad biyo la’aan ah oo saameysay dadka iyo duunyada iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso