Wararka aan maanta idiin hayno waxa ka mid ah:ciidanka dowladda iyo kuwa Amisom oo maanta gacanta ku dhuigay Qoryooley iyo tuulooyin kale, Madaxweynaha Soomaaliya oo manta Furay kal fadhiga 4aad ee Barlamaanka Soomaaliya iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
