Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ugu yaraan 7 ruux oo ku geeriyootay, halka10 kalena ay ku dhaawacmeeni qarax ismiidaamin ahoo lagu qaaday saldhigaga Booliska degmada Waabari oo ku yaal Waddada Maka Al-Mukarama iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.