Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay gantaal habeenkii jimcaha ahaa ee Jabhada Xuutiyiinta Yemen ku rideen dhinaca magaalada barakeysan ee Makka Al-Mukarama.iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
