Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Odayaasha iyo Waxgaradka ka soo kala jeeda maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa la filayaa in ay maanta kala qaadaan ciidamada labada maamul ee isku hor fadhiya galbeedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

Leave a Reply

Your email address will not be published.