Muqdsho (WND)- War-murtiyeed ka kooban 18 qodob ayaa ay maanta soo saareen musharixiinta xilka Madaxweynaha DF Soomaaliya ee doorashada 21.
Musharixiintaasi oo muddo 6 cisho shir wadatashi ku lahaa magaalada Muqdisho, ayaa go’aano ka soo saaray arimaha doorashooyinka iyo amniga. Musharixiinta ayaa sheegay in xilka laga qaado Taliyaha ciadanka Nabadsugida, maadaama uu yahay madaxa ololaha doorahooyinka Farmaajo.
War-murtiyeedka oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay WardheerNews, ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:



Leave a Reply