Tuesday, April 16, 2024
Wardheer News
  • Slideshow
  • Warar

War-murtiyeedka Wadatashiga Musharaxiinta

Muqdsho (WND)- War-murtiyeed ka kooban 18 qodob ayaa ay maanta soo saareen musharixiinta  xilka Madaxweynaha DF Soomaaliya ee doorashada 21.

Musharixiintaasi oo muddo 6 cisho shir wadatashi ku lahaa magaalada Muqdisho, ayaa go’aano ka soo saaray arimaha doorashooyinka iyo amniga. Musharixiinta ayaa sheegay in xilka laga qaado Taliyaha ciadanka Nabadsugida, maadaama uu yahay madaxa ololaha doorahooyinka Farmaajo.

War-murtiyeedka oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay WardheerNews, ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.