Saturday, June 15, 2024
Wardheer News
  • Slideshow
  • Warar

War-murtiyeed: Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

War-murtiyeedka ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo ku qabsoomay magalaadada Muqdisho  14-17 May 2024.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran, Muqdisho  14-17 May 2024.

Shirka waxaa hogaaminayay Madaxweyne Xasan Sheekh, waxaan ka soo qeybgalay Ra’iisul Wasaare Md Xamsa Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare xigeenka Md Saalax Axmed Jaamac, Madaxweynaha Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaan (Madoobe), Madaxweynaha Koonfur Galbeed Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Galmudug Md Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Hirshabeelle Md Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duga Mugdishu Md Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).

Warmurtiyeedka oo dhamaystiran halkan ka akhri: Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

WardheerNews


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.